Deni: “Puntland waxaa ku socda dagaal ujeedooyin kala gedisan laga leeyahay”

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, isagoo ka tacsiyadeeyay geerida ALLE ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo Gaalkacayo lagu dilay ka dib qarax lala beegsaday. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in falkaasi argagixiso uusan niyadjab iyo baaqasho ku keenayn … Continue reading Deni: “Puntland waxaa ku socda dagaal ujeedooyin kala gedisan laga leeyahay”